berberatoday.com
Askari U Diiday Kornayl Muuse Biixi Inuu Galo Meel Uu Ilaalinayay Oo Toddobaad U Xidhan Iyo Ehelada Askariga Oo Si Kulul Uga Hadlay”Daawo Muuqal
September 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Askari ka Tirsan ciidanka Booliska somaliland ayaa maalintii 8-Aad u xidhan Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi cabdi,kadib markii u diiday in uu galo goob uu Ilaalinayay Askarigani.
Askarigan oo lagu magacaabo maxamed Ibraahim Cilmi(Gonda-jare) ayaa la sheegay in uu iska hor istaagay goob uu Waardiye ka yahay oo ay lee dahay dawladda Hoose ee Hargeysa oo lagu ilaaliyo gaadiidka iyo qalabka dhismaha waddooyinka Hargeysa oo uu doonaayey in uu gudaha hore u galo, Gudoomiye muuse biixi,askarigan oo amar uu ku sii daayo u haysan ayaa u diiday muuse in uu galo goobta

Dhinaca kale waxa arrinta si kulul uga hadlay ehelka iyo qaraabada Askarigan waxaana ay sheegeen in ay qaadan kari waayeen in uu Askarigu u xidhan yahay muuse Biixi.

Maaha markii ugu horaysay ee ay muuse Biixi iyo Askar shaqadooda gudanaysaa isku dhacaan.
waxa la xasuustaa dhacdo tan la mid ah oo askarta ilaalisa garoonka diyaaradaha iyo muuse ka dhex dhacday.

mmm

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews