Dawlada Soomaaliya Oo Maanta Jeedinaysa Doodii Ugu Dambeysay Ee Dacwada La Xidhiidha Badda
September 23, 2016 - Written by Berbera Today
Hague(Berberatoday.com)-Maanta ayaa dhanka Soomaaliya wuxuu soo jeedinayaa doodiisa ugu dambeysa ee ku aaddan muranka badda ee ay dacwadiisa qaadeyso maxkamada ICJ, the Hague Netherlands.

Dooda ayaa socotay dhowr maalmood ayadoo soo bilaabatay maalintii Salaasada. Badda la isku hayo ayaa dhan 42,000km2. Go’aanka maxkamada ayaa noqon doona kama dambeys.