Burco(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya Gobalka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal uu ka dhex qarxey laba beelood ee wada dega deeganka Sincaro oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag .
Ilaa hada si cad looma oga sababta keentay in dagaalkaasi ka dhex qaraxo labada beelood waxaana uu hore dagaal noocan oo kale ahi dhawaan uu dhex maray isla markaana ay xukuumadu go,aamo uga soo saartey Beesh Sacad yoonis Iyo jilibka Baho balse hada ayaa waxaa uu u dagaalkan cusubi u dhaxeeya Jilibka Reer iidle Biciide (Habar-Jeclo) iyo Sacad Yoonis