Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xukunno Kala Duwan Ku Riday Kaaliyeyaal Iyo Eedaysanayaal Ah
September 23, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobalka Maroodijeex ayaa shalay xukuno kala duwan ku riday Eedaysanayaal lugu eedeeyay iyo waliba shaqsiyaad lugu helay in ay laaluush bixiyeen xili lugu Gudo jirey Dacwad la xidhiidha Dhul muran badani ka taaganyahay .