Ummada Waxaa Ugu Nasiib Darran Wasiirada Xukumada Ee Ceelafweyn Hadda Jooga Xilalkii Qarankaay Hayaan Wax Alaaale Iyo Wax Qorshe Ah Oo Cadina Ma Jiro’Qalinkii Maxamud Masuul
September 24, 2016 - Written by Berbera Today
Ummada Waxaa Ugu Nasiib Darran Wasiirada Xukumada Ee Ceelafweyn Hadda Jooga Xilalkii Qarankaay Hayaan Wax Alaaale Iyo Wax Qorshe Ah Oo Cadina Ma Jiro Oo Ay Hayaan Marka Laga Reebo Inay Ciidanka Qaranka U Diraan Goobaha Lagu Dagaalamo Wasiiiradani Malaha Magaalada Nasashay U Joogan
Kaaga Darane Intii Ugu Jilicsanayn Ee Aan Xeelada Ummada Laysugu Waddo Aqoon Baa Isu Soo Hadhay Waxaa Shalay Anba Baxay Wasiiradii Madaxtooyada Maxamuud Xaaashi Iyo Wasiir Faratoonka Arimaha Gudaha S/Land Waxaa Kaloo Isna Saaka Ceelafweyn Ka Huleelay Wasiirka Duulsita Farxaan Haybe Sadexdaa Wasiir Waxay Ahaayeen Mudakariin Wax Sii Qabatay Laakiin Iminka Inta Soo Hadhay Way Ku Dul Dunatay Wax Alaale Iyo Wax Ay Qaban Karaaana Ma Jiro Marka Laga Reebo Wasiiru Dawlaha Xanaanada Xoolaha Eng Abdirashid Ali Riyo Raac
Wasiirada Soo Hadhay Waxay Kala Yihiin Wasiirka Warfaafinta Wasiir Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Wasiirka Dib U Dejinta Cali Saciid Raygal Wasiir Ku Xigeenka Gaasndhiga Maxamuud Warsame Jaamac Iyo Wasiiru Dawlaha Xanaanada Xoolaha Mr Riyo Raac Se Waan Eegna Talaabaday Qaadan Bal Wasiiradani