berberatoday.com
Wargalin Taageerayaasha Xisbiga Ucid Ee Dalka Gudihiisa Iyo Debedaba”Maxamed Dubad Gaceyte
September 24, 2016 - Written by Berbera Today

Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa Mudaysay Waqtiga uu ay ku dhawaaqayso Go,aanka Dacwada Labada Garab ee Xisbiga UCID. Waxanay Maanta ku wargalisay Qareenada Labada dhinac Bari Axada oo Bishu tahay 25/09/2016. Ay ku dhawaaqi doonaan go’aanka kama dambeysta ah, Iyadoo Maxkamadu ay dhagaystay dooda labada dhinac. Kadib markii Uu Faysal Cali Waraabe Racfaan ka qaatay Go,aankii Guddida Diiwaangalinta Ururada iyo Axsaabta Qaranka.

Waxaan ku wargalinayaa Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Ucid, Gudo iyo Dibad inay sidaa ula socdaan iyaga iyo Shacbi waynaha reer Somaliland ee Cadaalada Jecel. Khilaafka xisbiga Ucid oo in badan soo jiitamayay ayay maxkamadda sare soo afjari doontaa, mana jirto meel danbe oo racfaan looga sii qaataa. Bulshada Somaliland ayaa isha ku haysa dacwadan. Go’aanka ayaa la filayaa inuu noqdo mid guul u horseeda Xisbiga Ucid oo khilaaf ragaadiyay. Waxaana lagu qiimayn doonaa Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland oo imika naruuro iyo iftiin cusub usoo baxay.

Guul baan idiin rajaynayaa. Xaqa ayaa guulaysanaya.

 

 

Mohamed Gacayte

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews