Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa waxaa ay saaka go,aamo ka soo saartey khilaafkii xisbiga UCID ee labada garab u kala jabiyey .
1.Maxkamadu waxaa ay go,aamisay in xisbigu mudoo 60 cisho gudaheed ah oo maanta ka bilaabmata uu ku qabsado shir weyne aan caadi aheyn , isla markaana ergada shir weynaha loo raaci doono xeerka xisbiga .