Daawo Muuqalka”Suxufiyiinta Ka Hawlgala Berbera Oo Cambaareeyay Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro Oo Burco Kuxidhan Iyo Baaq Ay Udireen Bahda Garsoorka Gobolka Togdheer
September 27, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday,com)-Bahda Warbaahinta Gobolka Saaxil oo maanta shir isugu yimi magaalada Berbera ayaa cambaareeyay Xadhiga Gudoomiye Kuxigeenkii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA ahna Gudoomiyihii Wargeyska Xayiran ee Codka Shacabka Axmed Muuse Maxamed(Sakaaro)oo sadexdii maalmood ee udanbeeyay magaalada Burco ugu Xidhan Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi oo dhibsaday jawaab uu Axmed Sakaaro ka Bixiyay hadalkii Hanjabaada iyo Qadafka ahaa ee dhawaan kasoo Yeedhay Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.