Maxkamada Dambiyada Adduunka Ee Hague Ayaa Maanta Xukun Ku Ridaysa Ahmed Alfaqi Almahdi Oo Loo Haysto In Uu Burburiyay Goobo Taarikhi Ah H
September 27, 2016 - Written by Berbera Today
Hague(Berberatoday.com)-Maxkamada dambiyada adduunka ee Hague ayaa maanta xukun ku ridaysa Ahmed Alfaqi Almahdi oo loo haysto in uu burburiyay goobo taarikhi ah.

Goobaha uu burburiyay ninkan ayaa ku yaalay dalka Mali, isagoo berigaasi ka tirsaan kooxda islaamiga ee Mali ka dagaalanta.