berberatoday.com
Maydka Nin Baabuur Berbera Ku Jiidhay Oo La Garan Layahay Oo Cisbataalka Yaala
September 27, 2016 - Written by Berbera Today

meyd1Berbera(Berberatoday.com)-Cisbataalka guud ee magaalada Berbera waxa ilaa shalay talaagada maydka kujira nin aan la aqoonsan oo shalay galinkii hore baabuur ku jiidhay xaafada daaroole ee magaalada Berbera.

Ciidamada nabad galiyada wadooyinka ee Gobolka Saaxil ayaa gacanta ku dhigay darawalkii iyo gaadhigii ninka jiidhay oo kamida haa gaadiidka yaryar ee magaalada ka dhex shaqeeya sida la xaqiijiyay.

Ninka gaaadhigu jiidhay oo da,a ahaan lagu qiyaasay 45 jir ayaa loo malaynayaa inuu ahaa nin maskaxda ka jiran oo waalan magaalada aan deegaan ahaan kasoo jeedin balse gobolada kale ka yimi inkastoo aan sicad loo garan karin inuu Somali ahaa ayaa hadana waxa la leeyahay waa ruux Somaliyeed oo maskaxiyan aan caafimaad qabin. Ninka ayaa naftu islamarkii uu gaadhigu jiidhay ka baxday ilaa hadana waxa uu kujiraa Talaagada Maydka lagu keydiyo ee Cisbataalka Berbera,

Ciidamada Nabad galiyada wadooyinka ayaa ilaa hada wada baadhista ninkan baabuurku jiidhay iyo cida uu uyahay iyo waliba meesha uu kasoo jeedo

Lamana aqoonsan ilaa hada cida uu uyahay.

meyd1 mayd2 mayd4

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews