Daawo Heesta Maaweelo Ee Ay Dhawaan Soo Saartay Yurub Geenyo Oo Muran Badan Abuurtay Kadib Markii La Ogaaday Inay Hore U Qaaday Fanaanada Itoobiyaanka Ah Ee Fikir Yitagesu
September 29, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Heestii Cusbayd Ee Ay Dhawaan Soo Saartay Fananada Soomaliyeed Ee Yurub Geenyo Ee Maaweelo Ayaa Hadal-Hayn Badan Abuurtay Kadib Markii La Ogaaday In Ay Heestaa Hore U Qaaday Fanaanad Itoobiyan Ah Oo Lagu Magacaabo Fikir Yitagesu Hase Ahaatee Waxa Ka Daba Qaaday Oo Af Soomaali U Bedeshay Fanaanada Yurub Genyo Hase Ahaatee Muuqaalada Iyo Codka labadan Heesood Oo Isku Mid Ah Ayaa Hadal Hayn Badan Ka Dhex Abuuray Bulshooyinka Soomaalida Iyo Itoobiyaanka. Magacyada Labadan Heesood Ayaa Mida Ay Qaado Yurub Geenyo Magaceedu Yahay Maaweelo Halka Heesta Ay Qaado Fikir Yitagesu Magaceedu Yahay Malina.Har Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Labada Heesood Oo La Is Barbar Dhigay