berberatoday.com
Dada Wayanaha Ku Nol Magalada Burco Oo Cabsho Baan Ka Mujiyay Mayirka Magalada Burco Iyo Mayirki Magalada Burco Oo Hargaysa Isaga Damashad Tagay”Qalinkii Cabdi-Aamin Cabdillahi Maxamed
September 29, 2016 - Written by Berbera Today
Bulsho Waynta Ku Dhaqan Magalada Burco Ay mayirka magalada Burco Ku tilmamay Masuul Aan Shaqdisa Ka adkayn Qarkamida Dadad Waynaha Xafada Caqibo Ee Magalada Burco Aya Ku Edeyay Inu Myirku Ibiyaya Wadoyinki Xafadasi Sido Kale Xafdu Waxa Ay Shegen In Anay Ubananayin Meel Ay Maydka Kala Baxan Waxanay Bulshadu Wasirkaa Wasrada Arimaha Gudaha Ka Codsaden In Si Dag daga Waxa Loga Qabto Mayirka oo ay ku tilmamen mid ragdiyay Horu Marka Magalada Burco Mudo Gaban Ka Hor Ayay Ahayad Marku Mayirka Magalada Burco maxamed murad Ganacsto Ka Ibiyay Wado Afar iyo labtan ah oo ku Tala Wajahada Xildhiban Shiine Falidh Mar Ay Saxafdu Waxa Ka Waydisay Mayirka Magalada Burco Arimahani Lagu Edaynayo Aya mayirku Ka Gabsaday Gabi Ahanba Edaymah Dada Waynaha Ay Carabka Ku Dhuftay In Cabshadoda Hoos Loo Ego.
Qalinkii Cabdi-Aamin Cabdillahi Maxamed
Burco/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews