berberatoday.com
lOOMA AYAHA DADKAYGA SAAXIL IYO BERBERA SAMATA BIXINTOODA EE WAXOODII RAG QAYBSADAY NAGALA QAYB QAATA REER SAAXILOW DHAMAANTIIN.
September 29, 2016 - Written by Berbera Today

lOOMA AYAHA DADKAYGA SAAXIL IYO BERBERA SAMATA BIXINTOODA EE WAXOODII RAG QAYBSADAY NAGALA QAYB QAATA REER SAAXILOW DHAMAANTIIN.

DHAB U AKHRIYA REER SAAXILOW

Waxa aynu ka wada dheregsanahay dhibaatada haysata dadkeenii reer saaxil iyo berbera iyo diifta iyo diihaalka ayku sugan yihiina maaha maanta mid lays diidsiin karo ama ladafiri karo ee waa xaqiiqo jirta oo dul hoganaysaa bulshadeena berbera iyo agagaarkeeda ku dhawoo dhan ee hanfigu beer cadaadiyay.
ninka maanta ka aamusa dulmigaa rag farakutiris ahi ku hayaan dadkeenii isagaan waxba ahayn.25sanadood ayuunbaynu ku daawanaynaa hadimada dadkeenii karaamaysnaa.daalimiin tuug ah oo wada tujaar ku noqday dhiigii shacabkeena ragbaa kusoo xisaabtama imika berbera ayaad lacag ka guran oo ka taajiri markaad xilkaa qabato.rag baa laga sheegaayay 40jir 40million haysta ayaan ahay meel kale lagama helin berbera ayay ka urursadeen oo niman maamul ku sheeg ah oi magaceenii sitaa i sy halka ay joogaan ugu gaynayeen iyagoo shandado ku sida berberina waa ka bilaa laydh oo dadkiina waa danbaska waxyaabihii loogu talo galayna rag baa tujaarado ku furtay.aynu isla fahamno first lacagtani maaha tii ku dhacaysay qasnada dawlada ee maaliyadu qabanaysay waa tii loogu tala galay in hooyada iyo ilmaha odayga.kuwa caafimaad daradu heyso.kuwa waxbarasho.laydhka bilaash ayku helaan biyo nadiifa.daryeelka waalidinta.u abuurista shaqoyinka iyo xirfadaha iyo kolba wixii yimaada waxaanay ku heshay cimilada iyo xaalada nololeed ee uu ku sugan yahay gobolka saaxil oo kaduwan ka 5ta gobol ee kale kana duruufo adag xagaaguna mararka qaar gaadho 50 and kasareeya.xitaa biyaha cabi karimaysid mararka qaar oo iyagii ayaa karaya.in lala simo markastana tuugooow gobolada kale sidoodii aad ula dhaqanto adiguna xaqooda ka buuxsato kiishash siisana cidaad rabto mid inraa wax kabadan anu kaaga dulqaadanayno maahee tuugoow deg deg ayaanu isaga kaa qabanaynaa.dawladii somaliland na dakhligeeda ugu badani wuxuu kasoo baxaa magaalada berbera iyo saaxil.iyada oo taa laga duulaayo ku sugnaan maayaan dadkeedii qarni rubuc sidaase waa ay iska qabanayaan.meel qiimeeya 25yrs dhibaato inteeg leeg oo aynaan ogeyn ama qarsanaynay ayaa ay saameyn ku yeelatay shacabkeena saaxil.alle ayaan idi ku dhaarshee xaalada ka taagan wax aynu daawano maahee aynu ka gil gilano.waar ilaa xisbiyada soo socda ayaa kusii xisaabtamaya inay xaqa dadkaasi laga dhacayo ee ay ka dhimanayaan inay ka xoolaystaan iskadaa mid imika joogee.markaa miyaynu qarsanaa uun oo ku dhamaanaa beel ahaan iyo dadka inala degaaba.ma maayar iyo maareeye ina yeelay waxaas oo dhan hadaa shacab dhan oo meel degan ayay xasuuqeen laba inan oo keli ahi waa wax aan la aqbali karin welina doonaya inay xaqoodii sii lumiyaan sii fogeeyaan.no never.waxaanad inay shaxad ahaan u bixinayan 20.000kun oo dollaro.markaa maxay noqonaysaa berito saadanbe.iyo mustaqbal ahaanteen miyaynu joogaynaa oo jiraynaa ayay idinla la tahay walee waa maya.dhamaanteen aynu raadsano xaqeena oo ay nu iska qabano labadaa inan ee daalimiinta ah maxkamadna waynu soo taagayna mid hore iyo mid danbeba walaahi buugaag ayaanu ka qoraynaa oo nina wuxuu geystay lagagama tegi maayo.reer saaxiloow maaha waxaynu doonaynaa wax ka go aya dawlada iyo mid wax yeelaysa toona waa mid inaga khiyaamo gaar ah oo laynagu sameeyey dadkeeniina lagu dabar goynaayey.dilistu maaha oo keliya inaan xabad kugu dhufto oo aad markiiba dhimato.siyaabo badan ayaa laysu dilaa mid baa jirta time lagugu sameynayo markaad sidaa kusameyso xiligaas gaadhi maayo waanad ku gkdob beelaysaa o cidi kugu qabsan meyso oo dar illaahay ayuu u dhintay uun weeye.weliba lagugu sii fogeynayaa si aanad xaqiiqada cida godobtaada qabta aanad u helin waxaagiina meelo kale loo sii sameysanayaa si ilaa waligood halkaa ay ku sameystaan tujaarado.sharee lagu kala leeyahay.waxay heleen ceelal shiidaal ah oo dadkii ilaahay ugu tala galay inay ku noolaadaan garan waayeen oo dhimasho iyo silic ka doorteen inay ku daa imaan iyo cimillo kulul dubmaan daawahay saaran yihiin.kana madoonayo inuu kuu sheego.kaa naxo.waxna kuugu qabtee wuxuu ka doorbiday inuu kugu laayo kaana muraadsado…..hadaba hadaanu dhalinyarada reer saaxil nahay waanu u kacnay hawshaa dadweynoow idinkuna kakaca oo aynu hal mar u wada dhaqaaqno xaqeena inay daalinkaa ka dhacsano.insha allah.

mahad oo dhami alleh ayay u sugnaatay.

afhayeenka beesha deegaanka
saaxil iyo berbera.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews