berberatoday.com
Odayal Tiradodu Dhantahay 25 Xubnood Oo Mudo Laba Biloda Ku Xidhna Xabsiga Mandheera Iyo Dhalinyaro Beeshooda Kasoo Jeeda Oo Ka Hadlay
September 29, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Cuqaasha Dhalinyarada Waxgaradka Haweenka Beel Weynta Aadan Baale Oo Ka Mid Ah Beelaha Dega Gobolada Saraar Iyo Togdheer Ayaa Shirar Baryahanba Ay Lahaayeen Waxay Ku Eedeeyeen Badhasaabka Gobolka Saraar Oo Ka Tilmaameen Mid Colaad Iyo Iska Dhac Belood Ka Wada Gobolka Saraar Waxayna Xukuumada Somaliland Gaar Ahaan Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ugu Baaqeen In Fiiro Dheraada U Yeelato Iska Dhaca Iyo Khaska Beelaha Ee Badhasaabka Gobolka Saraar Sidoo Kale Badhasaabka Gobolka Cali Maxamed Faarax Ayaa Ku Tilmaameen Mid Carqalad Ku Ah Xasaloonida Iyo daganaashaha Gobolka Qoraal Kooban Oo Ay Warbaahinta U Qaabiyeen Oo Nuqul Ka Mid Ah Soo Gaadhay Xafiiska Burcoonline Ayaa Waxa U Dhignaa Sidan: Anagoo Ah Cuqaasha, Waxgardka. Dhalinyrada .Haweenka Iyo Aqoonyahanka Beesha Aadan Baale (Cumar Jibriil) Oo Ka Mid Ah Beelaha Ugu Muga Iyo Misaanka Culus Ee Dega Gobolada Kor Ku Xusan Ee Saraar Iyo Togdheer Waxaanu Halkan Kusoo Gudbinaynaa Qoraal Ka Turjumaya Cadaalad Darada Badhasaabka Gobolka Saraar Cali Maxamed Faarax Oo Laf Dhuun Gashay Ku Noqday Xasaloonida Gobolka Saraar Kana Wada Gobolka Isku Dhac Beeleedyo Walaalo Ah Oo Dega Gobolka Saraar Taas Salka Ku haysa Dhacdo Bishii Ramadaan Ka Dhacday Ka Dhacday Degaanka Jaleelo Balse Badhasaabka Gobolka Saraar Ayaa Isagoo Ka Faa,idaysanaya Dhacdan Waxa Uu Marin Habaabiyey Xalkii Iyo Talaabadii ,Dhaxdhaxaadinta Waxaanu Xabsiga U Taxaabay Ismarkiiba 16 Oday Oo Ay Ka Mid Yihiin Cuqaashii Iyo Haldoorkii Beesha Aadan Baale OoAan Waxba Galabsan Islamarkaana Uu Ku Jiro Jiif Caaqilkii Beesha Cumar Jibril Oo Dhan ,Caaqil Salaad Yuusuf Qodax Sidoo Kale Waxa Ka Mid Ah Shaqaale Dawladeed Uu Badhasaabku Xukaumay Xadhigooda Isagoo Aan Amar Ka Haysan Wasaaradihii Ay Ka Tirsanaayeen Taas Oo Aanu U Aragno Mid Meel Ka Dhac Ku Ah Sharciga Iyo Qanuunka Dalka Oo Dhigaaya In Aan Shaqaale Dawladeed Lagu Salayn Karin Nidaamka Reer Waxa Haldoorka Beesha Aadan Baale Ee Sifada Sharci Daradaa Ugu Xidhan Badhasaabka Gobolka Saraar Cali Maxamed Faraax Ka Mid Gudoomiyihii Xsibiga Wadani Maxamuud Hilba Yare Oo Aanu Xadhigiisa U Aragno Mid Ku Salaysan Siyaasad Nasiib Daro Waxaanu ka Xunahay In Odayaasha Aan Waxba Geysan Ee Xadhiga Sharci Daradaa Lagu Haysto Ee Aan Xukun Ku Dhcin In Loo Gudbiyo Jeelka Mandheera Kaas Oo La Geyn Karo Qofka Xukuman Muddo Ka Bacdi Ayaa Badhasaabka Gobolka Ayaa Waxa Uu Amar Ku Bixiyey In Odayaashii Hore Laga Daba Geeyo 6 oday Oo Aan Waxba Galabsan Kuwaas Oo Iyaguna Xabsiga Caynaba Sifo Sharci Daraa Ugu Jira Waxaanu Xukuumada Iyo Haayadaha Xaquuqul Isaanka U Shagaynaa In Caawiqib Xumada Halkaa Ka Dhalata U Masuul Ka Yahay Badhasaabka Gobolku Waxa Jirta In Xaalada Odaaysha Sifada Sharci Daradaa Ugu Xidhan Badhasaabka Gobolka Saraar Ay Qaarkood Xaaladooda Caafimaad Liidato Iyadoo Ay Xusid Mudantaahy In Qaar Ka Mid Maxkamada Magaalada caynaba Iyo bahda Caafimaadku isku Raaceen Cadaynta Warqadooda Caafimaad Uu Sicid U Hor Istaagay Badhasaabka Gobolku Ugu Danbayntii WaxaanU Halkan Ka Sheegaynaa In Badhasaabku Duulimaad Ku Yahay Daganaanshaha Iyo Beelaha Walaalahaa Uuna Rabo In Uu Colaad Ka Dhex Abuuro Sidoo Kalana Luminaayo Kalsoonida Iyo Taageerada Xukuumada Somaliland U Hayso Beeshan Aadan Baale Ee Cumar Jibriil Oo Ku Suntan Halgankii Siyaasadeed Ee Xisbiga Kulmiye Ku Hantay Hogaanka Dalka Hormuudk Ka Ahaa Iyo Erey Bixintii Isbadal Waxaanu Mar Kale Ku Celinaynaa In Arinkaa Xukuumadu Wax Ka Qabato Xanuunka Odaaysha Cidii Wax Dhibi Soo Gaadho Isaga Ayaa NoogaMasuula Madaama Uu Sharci Daro Ku Haysto

 

 

 

Wariye Cabdi-Aamin Cabdillahi Maxamed

Burco/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews