berberatoday.com
Shirkada isgaadhsiinta telesom miyaanay u damqanayn shacabkeeda, W/Q: Xamse Jirde Axmed
September 29, 2016 - Written by Berbera Today

Shirkada isgaadhsiinta telesom waxay dalka ka jirtaa in kabadan labaatan sanadood iyadoo aan shacabkeeda ay ka ganacsato aanay wax naxariisa ulahayn sababtoo ah waxay keentaa qalab aad u ku waalati xun oo shacabka uxun xaga caafimaad ahaan oo ay kamid yihiin xanuunada kansarka istarooga oo ah xanuunada ugu badan xiligan sidaad ogtihiin shacabku waxay aad uga.cabanayaan taawarada laga taago xaafadaha dhex dooda oo sii siyaadiya caafimaad darada keena oo shacabku imika ogaadeen sidaa daraa deed.waxaanu shirkada kula tali naynaa inay taawaro kuwaalati ah ay keenaan sida shirkadaha caalamka oo ay ka taagaan koor nayaasha magaalada kuwaas oo sabab u ah xanuunada sii badanaya, waxaa soo badanaya cabashooyinka bulshadu ka cabanayso inay caafimaad kooda wax yeeleeyan, iyadoo maanta ay aad ugu badan yihiin shirkadaha isgaarsiintu wadanka marka loo eego baaxada dhulka ay ka shaqeeyaan, wadamo badan oo mareykanku ka midyahay ayaa ka soo saaray sharciyo lagu xanibayo baaxada fogaanta ay u jirtaan meelaha dadku ku badan yahay sida magaalooyinka,1–2 miles (2–3 km) waxaa dawlada mareykanku sharciyeeysay in Anteenooyinka (Tawarada) ay meelaha dadku ku badan yahay ama magaalooyinka ay u jirsadaan ilaa iyo ¼-½ mile (400–800 m) apart. kadib daraasaad la sameeyey ayaa lagu ogaaday inay taawaradaasi sii daayaan baaxad xadi badan leh oo aalada keenta xanuunka cancers iyo kalyo istaaga, Waxaa soo badanaya cabashada dad badan oo ka cabanaya taawarada isgaarsiinta oo sheegaya inay xanuun ku rideen, xanuunada ugu badan ee ay sheeganayaan waxaa kamida ,dhalmada dumarka oo ay wax yeelaan, xanuunka kansarka, faaliga, iyo kalyo xanuun oo dadka badankii istaajiya shaqada xubnahaas,. Hadaba shirkada isgaadhsiinta telesom waxaanu talo ahaan u soo jeedinaynaa inay u naxaan oo ay u damqadaan shacabkooda taawaradana ay gudaha magaaloyinka ay ka saaraan oo ay u ra,raan cidhifyada iyo koor nayaasha magaalooyinka

 

 

W/Q: Xamse Jirde Axmed

TELL: 063-4472126

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews