berberatoday.com
Wasiir Cukuse Oo U Ambabaxay Dalka Ingiriiska Iyo Ujeedada Safarkiisa
September 29, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasarada Xananada Xoolaha Somaliland Cabdillahi MAXAMED Daahir (Cukuse) Ayaa Goor Dhawayd Ka Duulay Garoonka Diyaradaha Ee Cigaal Ee Magaalada Hargeysa Isagoo Usii Jeeda Caasimada Ingiriiska Ee London.cukuse 1

Waxaana Wararku Sheegayaan InUjeedada Socdaalka Wasiirku Tahay Sidii Uu Waftiga Madaxwaynaha Ugu Sii Gogol Xaadhi Lahaa Imaanshiyahooda Uk Madaama Ay Madaxwayne Silaanyo Iyo Waftigiisu Kusii Hakadeen Dubai Mudo Dhowr Maalmood Ah.

Wasiir Cabdillahi Maxamed Daahir Cukuse Ayaa Waxa Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal Kusii Sagootiyay Masuuliyiinta Wasaarada Duulista Iyo Maamulka Madaarka Iyo Maayir Ku Xigeenka Caasimada Hargeysa.cukuse

Wasiirku Wax Faahfaahin Ah Kama Bixin Safarkiisan Hase Ahaatee Wararka Ayaa Sheegay In Ujeedadu Tahay Usii Gogol Xaadhida Xubnaha Uu Madaxwaynuhu Hogaaminayo Ee Dubai Ku SuganIyo Sidii Uu Kulamo Ula Sii Qaadan Lahaa Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Kunool Dalkaasi Ingiriiska.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews