berberatoday.com
Wax Ka Baro Cuntooyin Ka Qayb Qaata Quruxda Ilkaha
September 29, 2016 - Written by Berbera Today

khudaartaHargeysa(Berberatoday.com)-Dad badan ayaa ku dadaala sidii ay had iyo jeer ilkahoodu u cadaan lahaayeen, oo ay uga biin lahaayeen midabka hurruuda ah ee hadheeya cadaanka ilkaha, waxaanay dadkaasi had iyo jeer la xidhiidhaan dhakhtarka ilkaha, kaasoo ay ka qaataan dawooyin u soo celiya ilkahooda cadaankii hore ee ay lahaayeen.

Balse, dhakhaatiirta ilkaha adduunka waxay kula taliyaan dadkaasi inay isticmaalaan noocyo ka mida khudaarta oo ay sheegeen inay u fududaynayaan inay illaaliyaan cadaankii ay ilkuhu lahaayeen, jarriidada Froendin ee ka soo baxda dalkaasi Germany ayaa soo daabacday warbixin ay qaar ka mida dhakhaatiirta ilkaha ee adduunku ku soo bandhigeen noocyo ka mida khudaarta aynu cuno oo faa’iido u leh ilkaha oo kala ah Tufaaxa, Cannaniska iyo Kaarootka, kuwaasi oo ka qayb qaata illaalinta iyo nadaafada ilkaha qofka, waxa aanay khudaartaasi ka baa’bisaa ilkaha dhamaan wixii midaba ee kale sida midabka ku yimaada ilkaha dadka sigaarka cabba.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews