10 Arrimood Iyo Xaqiiqooyin Layaab Leh Oo Aanay Dunidu Ka War Qabin Oo Ay Leedahay Qaaradda Afrika.
September 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qof kasta oo innaga mid ahi marka uu maqlo ama dhegtiisa ay ku soo dhacdo magaca Afrika waxa uu xasuustaa qaarad dadkeedu yihiin kuwo la dhibaataysan Faqri iyo saboolnimo ba’an, gaajo iyo cunto la’aan, dagaalo iyo iska hor imaadyo qabali ah, khayraad aan laga faa’iidaysan, aqoon darro iyo jahli ba’an, cudurro iyo dhibaatooyin caafimaad, tahriib iyo qaxootinimo balse waxa aan qormadan kooban ku eegi doonaa arrimo kuwaasi oo dhan ka duwan iyo waji kale oo ay qaaraddan doogga ahi leedahay.
