Agaasimaha Guud ee Waxbarashada, Qoraaga Buuga GURAC iyo Maamulka Dugsiga Maxamed Axmed Cali oo ka Hadlay Buuga GURAC Oo La Gubey
September 30, 2016 - Written by Berbera Today
Agaasimaha Guud ee Waxbarashada, Qoraaga Buuga GURAC iyo Maamulka Dugsiga Maxamed Axmed Cali oo ka Hadlay Buuga GURAC oo la Gubey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dugsiga Sare ee Maxamuud Axmed Cali ayaa dhawaan lagu Gubey 19 Buug oo ka mid ah Buuga Gurac ee uu dhawaan Qoray Khadar Cabdi Cabdilaahi.
Maamulaha Dugsiga Maxmuud Axmed Cali ayaa sheegay in Nuqulo ka mid ah buugaasi ay ku qoranyihiin qoraalo ka baxsan anshaxa islaamka iyo Dhaqanka Soomaalida.
Maamuluhu waxaa uu sheegay inay Buugan Si fiican u akhriyeen islamarkaana aanu u wanaagsanayn dhaqanka ardeyda wax ka barata Dugsigaas