Agaasimaha Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Shilalka Gaadiidka
October 1, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Wasaaradda Hawlaha guud, Gaadidka iyo Guriyeynta Mukhtaar Maxamed Cali ayaa ka hadlay shilalka Gaawdhida ee soo kordhaya, waxyeelada kala duwan ee ay dadka u geystaan iyo qaabka ay u bixiyaan Liisanka Darawalnimada, waxaanu sheegay in Wasaarad ahaan ay qaabilsan yihiin Liisan bixinta balse hawsha shilalka ay ku shaqo leeyihin Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka ee Tarafikada.
