Daawo Muuqalka”Jimciyada Khayriga Ah Ee Kaalmee Kuwan Oo Marlabaad Deeq Lacaga Oo 3000 Dollar Gudoonsiiyey Asma Adan Cabdi Oo Kalyuhu Fadhiisteen.
October 1, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jimciyada Khayriga ah ee kaalmee kuwan ayaa Marlabaad Deeq lacaga oo 3000 USD Gudoonsiiyey Asma Adan Cabdi oo kalyuhu Fadhiisteen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
Berberatoday.com