Daawo Muuqalka”Maareyaha Dekeda Berbera Oo Dhisme Masjid Kadhagax Dhigay Tuulada Gugux Iyo Ganacsade Deegankaas Udhashay Oo Isna Maxad Quraan Dhagax Dhigay
October 1, 2016 - Written by Berbera Today
Mareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir Iyo Ganacasade Jaamac Caawiye Ayaa Tuulada Gugux U Dhagax Dhigay Masaajid Iyo Maxad Lagu Baran Doono Xifdiga Quraanka Kariimka ah oo halkaasi ka hirgalinayaan , Mareeyaha dekeda berbera axmed yusuf dirir ayaa isagu maalgalin doona dhismaha masaajidka halka dhismaha maxadka quraankana uu maalgalin doono Jaamac Maxed Cige (Caawiye