Garowe(Berberatoday.com)-Wasiiru dowlihii Madaxtooyada iyo xidhiidhka caalamiga ee Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayay Puntland.

Wasiiru dowlaha oo lagu magacaao Dr Maxamed Cabaas Macalin, ayaa sheegay in warqada iscasilaadiisa uu ku wareejiyay Madaxweynaha Puntland C/Welli Maxamed Cali Gaas.