Murankii Bakistaan Iyo Hindiya Ee Xuduuda Gobolka Kashmiir Oo Maraya Heerkii Ugu Sareeyay + Daawashada Aflaamta Hindiga Ah Oo Laga Mabnuucay Gudaha Dalka Bakistaan.
October 1, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wadan ka mid ah dalalka Caalamka ayaa gabi ahaanba laga mamnuucay daawasada Filimaant Hinidga ah ka dib markii ay isku dhacen dalka Hindiya iyo dalkaasi laga mamnuucay.
Wadanka Bakistan ayaana la sheegay in maamulayaasha shineemooyinka waaweyn ee dalkaas ay mamnuuceen daawashada aflaamta Hindiga ah.
