berberatoday.com
Sucuudiga Oo Kordhiyay Lacagta Fiisaha Xujeyda Xilli Hoos U Dhac Dhaqaale Soo Wajahday
October 2, 2016 - Written by Berbera Today

Jeddah(Berberatoday.com)-Dawlada Saudi Arabia ayaa sheegay in ay kordhin doonto qarashka fiisooyinka ee dadka booqdaanaya dalka, si ay uso gutaan wajibaadka xajka.
Hajj-Saudi-Arabia-VA-1536x960
Golaha wasiirrada talada haya , ee uu shir gudoomiyo, Amiir Muhammad Bin Naif oo ah Boqorka walaalkiisa ahna dhaxalsugaha ayaa ku dhawaaqay in qof kasta oo codsanaya inuu soo guto Xajka markii labaad iyo Cumrada laga qaadi doono SR2000 (£ 410) booqasho kasta.

laakiin booqashada ugu horeysa ee Hajjka ayaa sii ahaan doonta lacag la’aan. Qiimaha booqashada guud ayaa la kordhin doonaa SR200 (£ 41) ee fiisaha laba bilood ah halka saddex bilood laga qaadi Doono SR300 (£ 61) , sida lagu qoray wargeeska Saudiga, waxa uuna sharcigaasi dhaqan gali doona maanta Oo Axad Ah.

Qiimaha lagu kordhiyay fiisaha ayaa kusoo aadaya iyadoo Saudi Arabia ay soo wajahday dhaqaala xumo islamarkaana dakhliga saliidda uu hoos u sii dhacayo.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews