berberatoday.com
Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Boqolaal Dhalinyaro Budhacad Ah Xabsiga Lagu Guray Iyo Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro
October 3, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhalinyaro ka badan 100 ayaa lagu xidhxidhay Jeelasha iyo Saldhigyada Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.

Dhalinyartan ayaa lagu eedeeyay inay Dhac ka gaystaan Habeen Xaafada magaalada Burco sida uu sheegay Guddoomiyaha Gobolkaas Maxamed Ibraahim Qabo oo u waramay Star Tv.

Guddoomiyuhu waxaa uu sheegay in dhalinyaradaasi ay shacabkii maalin iyo habeen ku dhacayaan Xaafada islamarkaan ay imika soo gaadheen inay suuqyadii dadka ku baadhaan.

HALKAN KA DAAWO WARKA BADHASAABKA TOGDHEER OO ARRIMAHAN KA HADLAYA

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews