Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Tahli Kari La,a Soo Xulida Ergooyinka Gobolada Ee Shirweynaha Xisbiga Waddani
Borama(Berberatoday.com)-Waxa Maalmo Kooban Oo Kaliya ay Naga Xigaan Shirweynaha Xisbiga Waddani Ee Lagu Dooranayo Musharaxiinta Xisbigaasi Uu Matalaya Doorashada La Filayo In ay Qabsoonto 2017 ayaa ilaa hada aan la soo xulin ergada gobolada Somaliland ee shirweynahaasi ka qaybgalaya oo ku mudaysan 10 bishan October ee aan ku jirno.
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani A/raxmaan Maxamed A/laahi Ciro oo isagu uu tartamaya Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani Oo La Sheegay in jagadaasi ay cidina ay kula loolamayn ayaa ilaa hada tahli karila soo xulida ergooyinkaasi oo si weyn loo hadal hayo sababta ilaa hada loo soo xuli laayahay.