Zimbabwe(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigay Sawiro iyo Muuqaalo ku saabsan mid ka mid ah wadamada Qaarada Africa oo si aad ah looga cuno Hilibka Dameerada kaas oo ka noqday wax iska caadi ah ama shacabka dalkaas ay jecel yihiin ama ku nool yihiin .