Moqdisho(Berberatoday.com)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban-Ki-Moon ayaa mas’uul cusub u magacaabay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan (United Nations Support Office in Somalia) UNSOS .