berberatoday.com
Haweeney Asalkeedu Somali Kasoo Jeedo Oo U Sharaxan Xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika
October 4, 2016 - Written by Berbera Today

Nairobe(Berberatoday.com)-Haweeneyda asalkeedu Soomaaliga yahay balse hadda ah Wasiirada arrimaha dibadda dalka Kenya Aamina Maxamed ayaa u sharraxan inay noqoto Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika.

amina

Aamina Maxamed waxay la tartami doontaa Agapito Mba Mokuy oo u dhashay dalka Equatorial Guinea, Abdoulaye Bathily oo Senegal iyo Pelonomi Venson-Moitoi oo u dhalatay dalka Botswana.

Maanta oo Isniin ah ayaa Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta waxaa uu warqadda codsiga musharaxad Amina u gudbiyay Midowga Afrika.

Kenyatta ayaa warbaahinta u sheegay in Aamina ay tahay qof mudan inay guddoomiso Midowga Afrika khibrad wanaagsana u leh howlaha diblomaasiyada Afrika.

Fursadaha Aamina ku saacidaya iney xilkan ku guuleysato ayaa waxaa ka mid ah inaysan jirin qof kale oo ka socda Bariga Afrika oo xilkan u tartamaya iyo siyaasi ka socda Bariga Afrika oo aan wali xilkan qabanin.

amina ayaa 29 Sanadood ka shaqeyneysay diblomaasiyada, waxayna horey u soo noqotay danjiraha Kenya ee Qaramada Midoobey.

Bishii July ee Sanadkan ayey doorashada Guddoomiyaha midowga Afrika ka dhacday magaalada Kigali ee dalka Rwanda, waxaana musharrixiintii isu soo taagay ay ku guuldareysteen inay helaan mid koodna codadkii loo baahnaa ee saddex meelood labo meel ka dib todoba wareeg oo la codeeyey.

Haweeneyda u dhalatay Koonfur Afrika Nkosazana Dlamini-Zuma oo hadda ah gudoomiyaha Midowga afrika ayaa la filayaa inay xafiiska baneyso marka la doorto qofkii beddeli lahaa, waxaana xilka loo doortay 2012kii.

Magacyada Musharixiinta ayaa la soo bandhigayaa 14ka October ee sanadkan waxaana doorashadu ay dhici doontaa Bisha January ee sanadka soo socda.

 

 

 

Source:- Foore

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews