Cali-Gurey Oo Soo Saaray Liiska Guddi Uu Garabkoodu U Qoondeeyey Qaban-qaabada Shir-weynaha UCID
October 5, 2016 - Written by Berbera Today
Akhri: Magacyada Shantan Xubnood ee Garabka Jamaal Cali Xuseen Magacaabeen

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garabka uu hoggaamiyo Jamaal Cali Xuseen oo katirsan xisbiga UCID, ayaa magacaabay shantii xubnood ee loo qoondeeyey inay qayb ka noqdaan tobanka xubnood oo la amray inay qaban qaabiyaan shirweynaha xisbiga UCID oo ay dhawaan maxkamadda sare ee somaliland xukuntay in lagu qabto muddo lixdan maalmood gudahood ah. Qoraalka lagu shaaciyey xubnahan shanta ah oo uu ku saxeexan yahay guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Md. Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa lagu sheegay in iyadoo la fulinayo go’aankii maxkamadda sare uu garabkoodu magacaabay shan xubnood oo kamid noqon doona tobanka qof ee la filayo inay qaban qaabiyaan shirweynaha xisbigaas oo dhawaan la filayo inuu qabsoomo. Xubanaha shanta ee uu garabka Jamaal Cali Xuseen Magacaabay, ayaa waxa ay kala yihiin: