Shirkada Facebook Oo Barnaamij Cusub U Soo Saartay Wadamada Soo Koraya
October 5, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Facebook ayaa ku dhawaaqday barnaamij cusub oo ah Messenger Lite, kaas oo loogu talagalay waddamada laga isticmaalo taleefoonadii hore ee smartphone ama caaqilka ah iyo kuwa internetkoodu uu culus yahay.
Shirkadda ayaa sheegtay in Messenger Lite uu leeyahay waxyaabaha muhiimka ah ee uu leeyahay Massenger caadiga ah, sida in la isku diro qoraal iyo sawiro.
