berberatoday.com
Shirkada Facebook Oo Barnaamij Cusub U Soo Saartay Wadamada Soo Koraya
October 5, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Facebook ayaa ku dhawaaqday barnaamij cusub oo ah Messenger Lite, kaas oo loogu talagalay waddamada laga isticmaalo taleefoonadii hore ee smartphone ama caaqilka ah iyo kuwa internetkoodu uu culus yahay.
Shirkadda ayaa sheegtay in Messenger Lite uu leeyahay waxyaabaha muhiimka ah ee uu leeyahay Massenger caadiga ah, sida in la isku diro qoraal iyo sawiro.

facebook-logo

App-ka ayaa la tartami doona WhatsApp, oo Facebook ay leedahay oo ay sheegtay inay isticmaalaan in ka badan hal bilyan qof.
Shirkadda ayaa Messenger Lite ka dhigtay mid isticmali kara internet aad u fudud, una baahneyd internet xawaarihiisu sareeyo , si ay ugu shaqayso taleefoonada smartphone-ka ee aan awooda badan lahayn.
Barnaamijkan cusub oo ku shaqeeya taleefoonada Android isticmaala ayaa marka hore ka bilaabanaya waddamada Kenya, Tunisiya, Malaysiya, Sri Lanka iyo Venezuela.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews