berberatoday.com
Wasiirka Waxbarashada Oo Digreeto Ku Joojiyay Deeqihii Waxbarasho Ee Jaamacadaha Gudaha + Deeqihii Waxbarasho Ee Dibada Oo Aan La Ogayn Meel Lagu Maamulay
October 5, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ayaa Tahli Kari Waayay Qaybinta Deeqaha Waxbarasho Ee Jaamacadaha Dalka Isagoo Ka Door Biday Inuu Gabi Ahaanba Laalo Isla Markaana Joojiyo Deeqihii Waxabarasho Ee Jaamacadaha Dalku Ugu Deqeen Ardeyda Danyarta Ah Ee Aan Awoodi Karin Inay Iska Bixiyaan Fiiga Jaamacada.wasiirka waxbarashada claahi
Wareegto Uu Wasiir Habane Soo Saaray Oo Lagu Dhajiyay Afaafka Wasaarada Ayaa Lagu Sheegay In Wasiirku Joojiyay Deeqihii Waxbarasho Ee Jaamacadaha Gudaha Isagoo Ku Andacooday In Aanu Awoodi Karin Qaybinta Deeqahan Waxbarasho Isla Markaana Waxa Uu Xusay In Masuuliyiinta Jaamacadahu Ay Iskood U Xushaan Ardeyda Danyarta Ah Ee Ay Ku Caawinayaan Waxbarashada Waxaase Ay Arintaasi Fadeexad Ku Tahay Wasaarada Waxbarashada Maadaama Ay Tahay Shaqadii Loo Xil Saaray.
Warqadan Uu Wasiirku Soo Saaray Oo Baligubadle Media Nuqul Ka Mid Ahi Soo Gaadhay Ayaa U Dhignaa Sidan:-

wareegtada wasiir habane

Si Kastaba Ha Ahaatee Inkastoo Aanu Isku Daynay Inaanu Wax Ka Waydiino Agaasimaha Tacliinta Sare Ee Wasaaradan Oo Arintani Ay Shaqadiisa Ayaa Ka Gaabsaday Halka Wasiir Habane Uu Isagu Maqan Yahay.
Waxa Xusid Mudan In Dadkii Goobta Ku Sugnaa Ay Iswaydiinayeen Maadama Waxbrashada Somaliland Ku Guuldaraysatay Qaybinta Deeqaha Waxbarasho Ee Jamaacadaha Ku Yaala Dalka Nidaam Noocee Ah Ayay U Qaybisaa Deeqaha Waxbarasho Ee Dibada Iyo Kuwa Dalalka Dariska Oo Su’aalo Badani Ka Taagan Yihiin.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews