berberatoday.com
Daawo Oo Dib Umilicso Eedihii Xanafta Lahaa Ee Hore U Dhexmarey Ex-Wasiir Xirsi Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ciro
October 6, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatyoday.com)-Dib U Milicso Wasiirkii Hore Madaxtooyada Xirsi Xaaji Xasan Iyo Guddomiye Cirro Shalay Eedihii  Xanafta Kululaa  Warbaahinta Isu Marin Jireen

images

Wasiirkii hore madaxtooyada somaliland xirsi xaaji cali xasan mar uu ku sugnaa wadanka dibadii oo uu Gudoomiyaha golaha wakiilada uga soo hanjabay in sanka caano ka keeni donaan

waxaana xiligaan muranka siyaasadeed ka dhashay mooshin tirada cod ee lagu ridi karo labada guddomiye ku xigeen ee golaha wakiilada oo wakhtigaas hoos codkooda u  dhigay guddomiye cirro  halka kursiga guddomiyahana uu cod sare ku xidhay ,

Guddomiyaha Golaha wakiilada somaliland ahna guddomiyaha xisbiga mucaaridka wadani cabdiraxmaan maxed cabdilaahi (Cirro) Ayaa isaguna dhawr jeer goobe fargaare ah bulshada qaarkood kala hadlay  wasiirka madaxtooyada ku eedeyay inuu faro galin ku hayo golaha wakiilada

 

Dhawaan halkan kala  la soco  intii xirsi wasiirka ahaan eedihii uu u jeedin jiray guddomiye cirro ,iyo sidii guddomiye cirro isaga difaaci jiray

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews