berberatoday.com
Madaxweynaha Puntland Oo Fariin Udiray Shacabka Gudaha Iyo Dibada Ee Puntland
October 6, 2016 - Written by Berbera Today

Puntland(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Dawlada Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kulan uu saxaafada isugu yeeray uga hadlay abaaraha ka jira deegaanada Puntland iyo Samaynta ay ku yeesheen deegaanada.GAAS

C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa sidoo kale maanta baaq u diray hay,adaha samafalka ee ka hawlgala gudaha deegaanada Puntland wuxuuna ugu baaqay inay ka qayb qaataan gurmadka iyo caawinta dadka abaaraha ay waxyeeleeyeen.

Madaxweyne C/wali Maxamed Cali ayaa baaq kaas lamid ah u diray dhamaan dadka qurbaha jooga isagoo ugu baaqay inay ka qayb qaataan caawinta dadka ugu dhimanaya haraadka miyiga deegaanada Puntland.

Madaxweynaha dawlada Puntland ayaa horay ugu dhawaqaatay gudi ka shaqayn doona taakulantada dadka abaaruhu waxyeeleeyeen kuwaas oo madaxwayne ku xigeenka Puntland uu gudoomiye u yahay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews