berberatoday.com
Tacsi Marxuum Cabdillahi Xaaji Muuse (Xininyo Cun)Oo Hargeysa Ku Geeriyooda Kadib Rasaas Ka dhacday Dhul Laysku haystay
October 6, 2016 - Written by Berbera Today

Tacsi

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Alle Ha Unaxariisto Marxuum Cabdilaahi Xaaji Muuse oo Lagu Naanaysi Jiray Xininyo Cun.Oo Ku Geeriyooday Hargeysa Saaka Kadib Rasaas Uu Furay Wiil Uu Dhalay Oo uu ku waday nin dhulka kuhaystay Sida Lasheegay taas oo sahayatay naftiisa Marxuumka dhaawacdayna ninkii dhulka ku haystay.Marxuumku Waxa Uu Geerashka Kuhaysta Agagaarka Suuqa Gobonimo Ee Hargeysa ama agagaarka Fooqa Xisbiga Waana halka Muranka Dhulku Kadhacay Ee Uu Ku Geeriyooday Waxa Kaloo Lasheegay Inuu Dhaawacmay Ninkii Ay Dhulka isku Hayteen Oo Rasaasta Marxuumka Dishay Ku Socotay Ilaahay Marxuumka Alle Ha Unaxariisto Qabrigana Ha Waasiciyo Ehelkiisii Iyo Qoyskii Uu Kabaxayna Samir Iyo Iimaan Haka Siiyo

Bahda Shabakada Wararka Berberatoday.com waxa ay tacsi gaara udiraysaa Qoyskii Reer Xaaji Muuse ee uu kabaxay Marxuum Cabdillahi Xaaji Muuse oo lagu naanaysi Jiray xininyo Cun in ilaahay samir iyo iimaan Saadiqa Ka siiyo Geeridaas Naxdinta leh

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews