Hargeysa”Wiil Rasaas Uu Furey Ku Khaarajiyay Aabihii Kuna Dhaawacay Nin Kale Iyo Sababta Keentay Shilka
October 6, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiil dhalinyaro ah ayaa maanta badhtamaha magaalada hargeysa rasaas uu furey ku khaarajiyay aabihii halka uu ku dhaawacay nin kale.
