Xisbiga Waddani Oo Dhawaan Xaflado Fooladeyn Ah Hargeysa Ugu Qaban Doona Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Somaliland Ugu Culus”Daawo Warbixin Muuqal Ah
October 6, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(BerXisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maalmaha fooda inagu soo haya waxaa uu xaflado soo dhaweyn ah u qaban doona labeenta siyaasiyiinta ugu miisanka culus Somaliland
