berberatoday.com
Daawo Sarkaal Ka Tirsan Hayada Sirdoonka Maraykanka Oo La Sheegay Inuu Xaday Xogo Muhiim Ah
October 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sarkaalkan oo lagu magacaabo Harold T Martin ayaa la sheegay inuu xog xasaasi ah ka xaday hay’ada sirdoonka Maraykanka ee NSA.
Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu aruursaday xog la xidhiidha Barnaamijyada sirta ah ee Sirdoonka NSA ku baartaan computerada iyo shabakadaha Internetka.
Waa sarkaalkii labaad oo lagu eedeeyo inuu xog xasaasi ah ka xado hay’ada NSA, waxaana la sheegay in qoraalo sir ah oo uu ka qaatay xarunta NSA laga helay gaadhigiisa iyo guriga uu degenaa.sarkaal sirdonka maraykanka ka tirsan oo xaday xogo muhiim ah
Waxaanse weli la cadeyn inuu xogtan cid kale u gudbiyey, balse sirtan xasaasiga ah ayaa ah mid ay si weyn u raadinayaan sirdoonka dalalka kale.
Mr.Martin ayaa sidoo kale ka shaqeyn jiray shirkada uu u shaqeyn jiray sarkaalkii hore ee Edward Snowden oo isaguna sidan oo kale xog badan uu ka xaday NSA Oo Uu shaaciyey, Snowden ayaa hada baxsad ku jooga dalka Ruushka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews