Daawo Sawirada :Tuugo Booliis Iska Soo Dhigay Oo Paris Dhac Xoogan Ugu Geeystay Aktarad Caan
October 7, 2016 - Written by Berbera Today
Paris(Berberatoday.com)-Magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska ayaa waxaa dhac baaxad weyn loogu geeystay mid ka mid ah gabdhaha Aktarada ah ee ugu caansan gudaha dalka Mareeykanka taas oo laga dhacay Dahab qiimihiisa lagu sheegay in ka badan 10 Milyan oo Euro .