berberatoday.com
“Diyaar Ayaan U Ahay Inaan Heshiis Cusub Usaxiixo Arsenal”Santi Cazorla
October 7, 2016 - Written by Berbera Today

cazorla

London(Berberatoday.com)-Kubadd abuuraha kooxda Arsenal ee Santi Cazorla ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Arsenal iyo heshiis kordhintiisa.

Qandaraaska 31 jirkaan reer Spain uu kula jiro Arsenal ayaa ku eg dhamaadka xiliciyaareedka, kooxda ayaana wali qaadin tilaabo ay uga saxiixayaan heshiis cusub.

Santi Cazorla ayaa sheegay inuu aqbali doono haddii Arsenal ay u soo bandhigto heshiis kordhin, wuxuuna intaa ku daray inuu ku faraxsanyahay la shaqaynta tababare Wenger iyo saxaabtiisa kooxda.

cazorla

“Waan ku faraxsanahay halkaan, tababaraha iyo asxaabtayda kooxda waa ay igu kalsoonyihiin, aniguna waxaan dareemayaa muhiimada aan ku leeyahay halkaan” ayuu u sheegay Cadena Cope.

“Haddii ay ii soo bandhigaan heshiis cusub waan aqbalayaa waayo waan ku faraxsanahay kooxdaan wayn” ayuu sii raaciyay.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews