berberatoday.com
Mid Kamida Wiilashii Uu Dhalay Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Geeriyooday
October 7, 2016 - Written by Berbera Today
marxuum-ibraahi-maxamedHargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Kulu Nafsi Daiqatul Mawt Waxa Goordhaweyd Geeriyooday oo Tii Xaqa Ahayd U Timi Ibraahim Mohamed Xaaji Ibraahim Cigaal Madaxweynii Hore Somaliland Wiilkisii ) Alle Ha U Naxariisto Suasha Ha U Dhib Yareeyo Aaaamin Waxa Aan Warka Geeridan Kasoo Xigtay haweenay lagu Magacaabo Heego Awil oo Walka facebooka Soo Dhigtay  iyada oo aan sheegin goobta uu ku geeriyooday Marxuumku waxase la sheegay inuu ku noolaa dalka gaar ahaan Magaalada Hargeysa oo uu Caawa Ku Geeriyooday
Alle Ha Unaxariisto Marxuumka Geeriyooday Qoyskiisii Iyo eheladii Uu Kabaxayna Samir Iyo Iimaan Haka Siiyo Aaamin Aami
Hadii aaanu nahay Bahda Shabakada Wararka Berberatoday.com waxa aanu tacsi Tiiraanyo leh udiraynaa Guud ahaan Qoyska Reer Cigaal ee Marxuumku ka Baxay, Marxuumkana waxa aanu Ilaahay uga Baryaynaa Inuu janooyinkiisa Naciimka ah ugu Deeqo Qabriga Iyo Su,aashana Ufududeeyo 
Inaalilaah Wa Inaa Ilayihi Raajucuun
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews