Puntland Oo War-Murtiyeed Ka Soo Saartay Duqeyntii Maraykanka Iyo Dagaalka Gaalkacyo(Akhriso)
October 7, 2016 - Written by Berbera Today
Garowe(Berberatoday.com)-Dowladda Puntland ayaa ku eedaysay Maamulka Gal-mudug inay duulaan loogu aargudayo xubnihii Al-shabaab ee lagu laayay degaanka Jeexdiin ay ku soo qaadaan Magaaladda Galkacayo, kaasi oo dhaliyay khasaare isugu jira naf iyo maal oo soo gaaray dadka shacabka ah, Sida lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Maanta.