Daawo Muuqalka”Telefiishanka Al Jasiira Oo Baadhitaan Ka Dib Ogaaday Cidii Ka Danbaysay Weeraradii Twin Towers-Ka Maraykanka Ee 2001 S
October 8, 2016 - Written by Berbera Today
News York(Berberatoday.com)-Sidaan la socono weerarkii lagu qaday dalkaasi Maraykanka 2001-dii, ee diyaaradihii Geeridda lagu magacaabay lugu dhuftay daarihii mataanaha( Twin Towers ) ee dalkaasi Maraykanka, waxaa ku geeriyooday dad gaaraya 3,000 Oo qafood kuwaasi oo kazoo kala jeeday shucuubo kala duwan kuwaasi oo kala aamin sanaa diimo kala duwan.

Hadaba Baaritaan dheer uu sameeyay Wariyaha caanka ah Yusri Fuuda ee u dhashay Dalkaasi Masar, ayaa weeraradii kadib wuxuu u dhaqaaqay in uu xiriir la sameeyo xubno ka mid ahaa Ururkii Al-Qaacida oo ku sugnaa Dalalka Pakistaan iyo Afgaanistaan.