Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Iclaamiyay Garsoore Loo Magacaabay Maxkamada Rafcaanka Gobalka Awdal –
October 8, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha guddida cadaalada Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa sheegay in masuul cusub loo magacaabay gudoomiyaha maxkamada rafcaanka ah ee gobolada Awdal iyo Selel.

Gudoomiye Aadan Xaaji Cali oo khadka telefanka ugu waramay Hadhwanaagnews ayaa sidoo kale ka hadlay qaar ka mid ah garsoorayaasha ka hawl gala gobolka Awdal oo maanta ku dhawaaqay inay iska casileen shaqadii ay hayeen.