berberatoday.com
Madaxweynaha Colombia Oo Ku Guuleystey Abaalmarinta Nabada Ee Nobel 2016
October 8, 2016 - Written by Berbera Today

santosHargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Colombia Juan Manuel Santos ayaa ku guuleystey abaalmarinta nabada ee Nobel sanadkan 2016, kadib markii uu dadaal xoog leh u galay soo afjarida dagaalo sokeeye oo muddo 52 sanadood ah socday.

Guddiga abaalmarinta ee Norway ayaa ku amaantay madaxweyne Santos heshiiskii nabadeed ee uu la saxeexday jabhada Farc kadib afar sano oo waanwaan ah.

Hase yeeshee dawlada Colombia oo cod u qaaday heshiiska ayaa diiday,khilaaf u dhexeeyay dawlada Colombia iyo jabhada Farc ayaa sababay inay ku dhintaan 260,000 oo ruux halka ay dad ka badan lix malyan oo ruux ay ku barakaceen.

Mr Santos ayaa laga soo xulay liis gaadhaya 376 oo 228 ay ahaayeen hay’ado  la soo xulay.

Hase yeeshee abaalmarintan ayaan qeyb ka ahayn hogaamiyaha jabhada Farc Rodrigo Londono oo loo yaqaano Timochenko kaasoo la saxeexay heshiiska Mr Santos.

Madaxweynaha Colombia ayaa ku dhashay magaalada Bogota 10ka August 1951,waxaana uu noqday madaxweynaha Colombia 2010 halka mar kale dib loo doortay 2014.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews