berberatoday.com
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Shacabka Somaliland Katacsiyeeyay Geeridii Kutimi Wiilkii Uu Dhalay Marxuum Cigaal
October 8, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid, Jamaal Cali Xuseen waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii qaraabadii iyo Asxaabtii  uu ka baxay marxuum Ibraahin Maxamed xaaji Ibraahin Cigaal oo kamid ahaa saddexdii wiil ee uu ka tagay madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal. 
“Musharaxa Madaxweyne Rasmiga Ee Xisbiga Ucid, mudane Jamal Ali Hussein, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLA ha u naxariistee Marxuum Ibraahim Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo caawa (07.10.2016) ku geeriyooday magaalada Hargeysa. .
Musharaxa Madaxweyne  waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN”. 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews