Daawo Muuqalka”Dhalinyaro Reer Burco Ah Oo Qeylo Dhaan Kasoo Saaray Xadhiga Wariye Axmed Sakaaro Oo Mudo Shan Iyo Toban Maalmooda Burco Ugu Xidhan Wasiirka Madaxtooyada
October 9, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-dhalinyaro ka mid ah dhalinyarta gobolka togdheer ayaa ka hadlay xadhiga axmed muuse sakaaro oo mudo gaadhaysa shan iyo toban cisho ku xidhan mid kamid ah jeelaasha magalada burco, iyadoo wakhtigii rumaanka ahaa ee loo qabtay ay mudo dhaaftay.