Daawo Muuqalka”Professor Ismaaciil Hure Buubaa Oo Sirasmiya Ugu Biiray Xisbiga Waddani Kana Hadlay Sababta uu Ku Doortay
October 9, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Buubaa oo ah siyaasi caan ka ah geyiga Soomalidu degto ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .

Prof Buubaa ayaa waxaa uu sheegay in muddo badan oo uu ku suganaa Somaliland oo ka fiirsanaayey xisbiga uu ku biiri doono isaga oo sheegay in xisbiga Waddani uu u arkey in uu yahay mid dalka ka saari kara marxaladan uu wakhigan ku jiro